Lufluf
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:Cunto hambo ah oo laysu soo uruuriyey.
Lufluf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Cunto yar oo hambo ah uruurin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lufluf ↴
luflufid | luflufo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg