Lugduub

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Fuulidda faras si deg deg ah loo fuulo. 2. Si habaysan oo lugaha loo rogrogo marka ciyaar la tumayo. ld lugduubid.


Lugduub

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Faras si degdeg ah u fuulid. 2. Ciyaar si habaysan lugaha u rogrogid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lugduub

lugduubid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg