luran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)Wax la luray noqosho.
luran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax la luray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luran ↴
lurmid [m.f.dh]
eeg luran¹.
lurnaan [m.f.dh]
eeg luran². ld lurnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg