luuqad
(m.dh) (-do, m.l)Af ay ummadi leedahay oo ay isku fahmaan. ld luqad, luqo, luuqo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luuqad ↴
luqad [m.dh]
ld luuqad.
luqo [m.dh]
ld luuqad.
luuqo [m.dh]
ld luuqad.
maluuqad [m.l]
ld maluuqasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg