maandooriye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Waxyaaba miyirka qofka lumiya sida khamriga, xashiishka iwm; mukhaddaraad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maandooriye

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg