Maararrow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Madaddaalo qof waqtiga isku dhaafiyo.


Maararrow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Wax madaddaalo ahaan waqtiga isugu dhaafin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maararrow


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg