maaruq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)

Roob si aad ah u di'id.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maaruq

gudgude [m.l]
Roob habeen da'a oo dhaqso dhul weyn maaruqa.

maaruqid [m.f.dh]
eeg maaruq.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg