Maasha

Qaabnaxa: Xiriiriye | Conjunction Isrogrogga:

(nax.) Xiriiriye tilmaamaya waxa ku dhashay sabab. Tus. “Maasha xaashiyuhu duule ee dabayl baa jiidday”. ld maansha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maasha

damaashaad | damaashaad | damaashaadid | maansha | maashayn | maashays | sacabsato |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg