Maaxo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-xday, -xatay)

1. Ceel maax yeelasho. 2. gabay, hees oo badan iwm allifid. 3. Ku m.: wax horey la isugu ama la isu faray dib u soo xusuusasho. 4. Biyo calowsan kala miirmid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maaxo

maaxasho | sumaaxo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg