Maayliin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-no, m.dh)(c.nafl.) Lakab ka samaysan walxo dux ah oo ku wareegsan, danabeed ahaan ugu dahaadhan dhambaal, dire unugyada lafdhabarleyda badankeeda iyo unug dareenwadaha qaar ka mid ah lafdhabarla'da. ld mayliin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maayliin ↴
mayliin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg