Macaammilo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Dhaqan; falfal. 2. Xiriir wanaagsan oo dad badan dhex mara. ld macaamil, macaamilo, macaammil, macbil.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga macaammilo ↴
macaamil | macaamilo | macaamiloo | macaamilood | macaammil | macaammiloo | macaammilood | macbil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg