Macaash

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Faa'iidada laga helo badeeco la gaday. 2. Badeeco.

Macaash

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)

Ka m.: macaash ka helid; faa'idid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga macaash

macaashi | macaashid | macaashin | macaashle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg