macawis
(m.dh) (-syo, m.l)

Maro, inta badan midabbo leh, labada daraf iskaga tolon oo raggu qaarka hoose ka xirtaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macawis

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg