macbiil
(m.l)ld macbil.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macbiil ↴
macbil [m.l]
1. ld macbiil, macmiil. Cid si joogta ah meel wax uga gadata ama uga iibsata. 2. ld macaammilo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg