Macduur

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

(dii.) M. ah: qof waajib uu gudan lahaa ka baaqdo cudurdaar awgii; marmarsiinyo haysto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga macduur

macduurnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg