Madax-adayg

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Wax ka dhaadhicid la'aanta qof ku sugnaado, garmaqaatenimo.

Madax-adayg

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. Ka m.: wax samayntooda diidid. 2. Ku m.: wax ku adkaysasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madax-adayg

cinaad | cinaad | madax-adaygid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg