Madaxbuq
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(bot.) Geedgaab faallala oo leh laamo jilicsan iyo bari weyn oo dharka lagu mayrto; maskaxbuq; qasanqas; madaxbushi. ld madaxbushi, maskaxbuq.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madaxbuq ↴
madaxbushi | maskaxbuq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg