Maddane

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

Bir xalleefsan oo daab la qabto leh oo iyadoo kulul xoolaha lagu sunto. ld madane.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maddane

gube | madane |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg