Maddaraq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Bir xoogan oo leh af ballaaran iyo mid dhuuban iyo daab dheer oo meelaha adag lagu qodo; garweyn. ld maddarab.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maddaraq

maddarab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg