Maddiiddaa
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Caws dhaadheer oo adag oo lo'du daaqdo, kana baxa meelaha biya mareennada ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maddiiddaa ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg