Maddiiddo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Wax lagu akhriyo haweeney la rabo in nin la oggoleysiiyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maddiiddo

maddiiddee | maddiiddeysan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg