Madhalennimo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Awoodid la'aan ilmo dhalidda oo ka timaadda ama bacrin la'an ama qof dhali karey oo qalliin lagu sameeyey oo si ula kac ah ama aan ula kac ahayn wax u gaareen mid ka tirsan xubnaha taranka. ld madhaleysnimo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madhalennimo

madhaleysnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg