madhoodhee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-dheeyay, -dheysay)Wax tiradooda ama tayadooda buunbuunin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madhoodhee ↴
madhoodheyn [m.f.dh]
eeg madhoodhee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg