Madli

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Cid ballamin. 2. Arrin iwm fulinteeda dib u dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madli

madlid | madlin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg