Madluun

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. M. ah: qof niyad xun oo aan raalli ahayn. 2. Qof la dulmiyey. 3. ld madluumid.


Madluun

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-uumay, -uuntay; -uumi)

Qof niyad xun oo aan raalli ahayn noqosho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madluun

madluumi | madluumid | madluunnimo | madluunsan | madluunsanaan | madluunsanaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg