Magaay

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Jecleysashada uu qof jecleysto cunto aan markaa la hayn. Cali magaaygu wuu ka bi'i lahaa hadduu timir helo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magaay


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg