Maggarafoon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Qalab xoojiya codadka yaryar oo hirarka jabaqda u beddela tamardanabeed, kaasoo loo sii beddeli karo jaqab marka lagu qaado silig ama silig la'aanba. ld maggaroofan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maggarafoon

maggaroofan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg