Maggow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Marka ibaha candhada xoolaha caanuhu ku soo istaagaan. 2. ld maggaabid.
Maggow
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gaabay,-bowday; -gaabi)Hoore aad u cantuugid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maggow ↴
maggaabid | maggowsad | maggowsasho | maggowsi | maggowsii | maggowsiin | maggowso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg