Magudbe

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)

Qof imtixaan ku dhacay.

Magudbe

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)

(nax.) Fal aan lahayn layeele.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magudbe

fal |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg