Mahadsanid

Qaabnaxa: Erey Dareen | Exclamation Isrogrogga:

Erey qofkii wax wanaagsan sameeya lagu yiraahdo, isaguna uu kolkaas yiraahdo: “Adaa mudan!”.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mahadsanid


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg