majasaarid
(m.dh)ld manjasaarid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh majasaarid ↴
xaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Ilmo si uu u saxaroodo majasaarid. 2. Cariish dhiriq marin.
manjasaarid [m.f.dh]
eeg manjasaar². ld majasaarid, mijasaarid, minjasaarid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg