majeero
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)

1. Wax si aad ah u jeclaansho; jammasho. 2. Wax ku dhaygagid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh majeero

majeerasho [m.f.dh]
eeg majeero. ld majeerad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg