Majiir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld majiirid.

Majiir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Dib u celinta wax ama arrin soconayey gadaal loo celiyo. 2. (-rro, dh.) Suunka dhanka hoose ee kooraha ka lusha oo caloosha faraska looga xiro.

Majiir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Wax jahada uu u socday ka weecin. 2. Maro qoyan majuujin si biyuhu ugu daataan. 3. Is m.: wax socda dhankii uu ka yimid isla markiiba ku noqosho. 4. Isku m.: meel ciriiri ah xoog ku dhexmarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga majiir

caloolmajiir | dhidib-dhuleed | majiirad | majiirasho | majiire-dayaxeed durugsan | majiire-qorraxeed durugsan | majiirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg