Malafso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)1. Carrabka bushimaha ku leefleefid. 2. Hamuungoror yeelasho. ld malabso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malafso ↴
malabso | malafsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg