Malag

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-laa'ig, m.dh)

1. Mid ka mid ah uunka, oo laga abuuray nuur iyo iftiin. 2. Malag loo soo diro nafleyda in uu nafta ka qaado. 3. Dhimasho; wed. ld meleg¹.


Malag

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-lgay, -lagtay; -lgi)

1. Nafley, nafta ka qaadid. 2. Nafley dhimashadeeda sabab u noqosho. ld meleg².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malag

malaa'ig | malakamawd | malgid | meleg | munkar |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg