Malas

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Raashin yar oo neefka la maalayo loo dhigo si uu u godlado.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malas

malasee | malaseyn |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg