maliiqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-qnaa, -qnayd)1. Caw dun iwm wax la maleegay ahaansho. 2. Wax aan la tarraxin ahaansho. 3. Ku m.: wax dhoobo dufan iwm ku dhoobantahay ahaansho (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maliiqan ↴
maliiqnaan [m.f.dh]
eeg maliiqan. ld maliiqnaansho.
maliiqnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maliiqan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg