malliiqo
(m.l)

Caw dermaha lagu sameeyo. ld maleeqo, manniiqo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh malliiqo

maleeqo [m.dh]
ld malliiqo.

manniiqo [m.dh]
ld malliiqo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg