mamnuucan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-cnaa, -cnayd)

Wax la mamnuucay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mamnuucan

mamnuucnaan [m.f.dh]
eeg mamnuucan. ld mamnuucnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg