Mandaleel

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Shulug dheer, adag dhogor ka samaysan oo roobka dhaxanta iwm laga qaato.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mandaleel


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg