Manjarroor

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. (-rro, m.dh) Masharaaf. 2. ld manjarroorid. Daal ka yimaada taagnaan badan.

Manjarroor

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray -rtay)

Taagnaan badan ku daalid. ld majarroor², mijarror², minjarror².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga manjarroor

majarroor | majarroor | majarroori | majarroorid | majarroorin | majarroorsan | majarroorsanaan | majarroorsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg