Mantaji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Cid mantag ka keenid. 2. Ka m.: cid fal ay sameeysay eedsiin. ld mataji.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mantaji

hunqaaci | mantajin | mantajis | mataji | matajin | matajis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg