Maqaarsaar
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Saaridda hal ama sac ilmo ka dhintay maqaarkiisa loo saaro ilmo kale si ay ugu godlato. 2. M. ah: qof waxa uu u magacaabanyahay aan awood u lahayn. 3. ld maqaarsaarid.
Maqaarsaar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Hal ama sac ilmo aysan dhalin maqaar u saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maqaarsaar ↴
maqaarsaarid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

