Maqnow

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

1. Qof aan joogin noqosho. 2. Qof maahsan noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maqnow

maqnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg