Maqsinka dawada

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(maqaasiin ..., m.l) (daaw.) Meel dawooyin takhtar soo qoro lagu diyaariyo oo lagu siiyo bukaannada sida badan waxay ka mid tahay qaybta bukaansocod-eektaada ee isbiitaal leeyahay.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maqsinka dawada


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg