Maquursan

Qaabnaxa: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax la maquuriyey ahaansho. ld makhuursan, mukhuursan, muquursan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maquursan

makhuursan | makhuursanaan | makhuursanaansho | maquursanaan | maquursanaansho | mukhuursan | mukhuursanaan | mukhuursanaansho | muquursan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg