Maraaci

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Salaaxidda haweeney la salaaxo. 2. ld maraaciyid.

Maraaci

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday)

Haweeney salaaxid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maraaci

maraaciyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg