Marafur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Geedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban oo wax lagu dhisto, waxna lagu daaweeyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marafur


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg