Maragmaddoonto

Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:

M. ah: dhacdo cad oo aan markhaati u baahnayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maragmaddoonto


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg