Marashi
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. ld marasho 1. Dharka ninku siiyo naagta uu qabo. 2. (-iyo, m.dh/-iyaal, m.l./dh) Harqoodka qaybtiisa birta ah ee dhulka gasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marashi ↴
marashee | marasheyn | marasheysan | marasheysnaan | marasheysnaansho | marashiyayn | marashiyee | marashiyeysan | marashiyeysnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg